USA: Soomaalida Minnesota oo ka carooday Xukunka Maxamed Nuur.(VIDEO)

Ku dhawaad dhowr toddobaad oo ay fadhiyeen xeer-beegti eegaysa dacwad dil ah oo lagu soo oogay Maxamed Nuur oo horay uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis, gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka, ayaa waxaa xeer-beegtidaasi ay labo dambi oo dil ah ku helaan sarkaalka eedaysan.
Xeerbeegtida oo tiradoodu ay ahayd 12 ayaa go’aankaas gaaray Talaadadii shalay.

Xigasho: VOA Somali