Maxaa Sababa Gaaska ?

Gaasku waa caabuq ku yimaada dahaarka (xuubka) caloosha ama mindhicir yaraha kaa oo ka difaaca in dhecaamada dheefshiidku waxyeeleeyaan.

Gaaska waxaa sababa waxyaabo farabadan kuwaa oo ay haboontahay in aad wax ka ogaato.Waxayabaha sababa waxaa loo kala qeybiyaa 1-kuwo waqti yar gaaska sababa iyo2- kuwo waqti dheer ay ku qaadato waxyeleynta dahaarka1-kuwo waqti yar gaaska sababa waxaa kamid ah 1- Alcoloda 2- dawoyinka xanuun babiyaha (NSAID) sida (asprin) (diclofenac) (ipoprofen) iyo dawoyinka naqaska lo isticmalo.2-kuwo waqti dheer ay ku qaadato sababida gaaska.

1-bacteriyada loo yaqaano H.pylori bacteriyadan waxaa lagu kala qaada hindisada, cuntada aan nadafada lahayn, biyaha aan nadiifka ahayn, iyo cuntada aan la karkarin Waxa ay waxyeeleysaa caloosha iyo mindhicirka yar lakiin waxa ay bacteriyada kale kaga duwantahay waxa ay ku noolaan kartaa ashitada (acid) caloosha waxa ayna samaysataa dahaar ay ku noolaato soona daysa sun (ammonia) jirka u daran kadibta dhaawac sababta.

2-streska 3-cuntada basbaaska leh4-cuntada dufanku ku badanyahay Calaamadaha gaaska Gubasho ama kuleel qeybta sare ee jirkaLalabo ama matag Xanuun boga ahDaaco badanMararka qaar dhiig qofku matagoApetite la,aansaxarada oo madow noqotaneefta oo adkaatadhibaatooyinka uu kaasku qofka u keeno 1- Dhiig la,aan2- Cancer3- Nafaqa daro4- eernoGaaska waa ladaweyn karaa lkn waxaa muhiim ah in qofku aqoon u yeesha waxa ku keena iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo waxa loo adeegsadaa baritaano badan si loo ogaado heerka uu gaarsiisanyahay ama nooca sida 1- kamirada afka lagaliyo2- dhiig qaadista3- saxaro baarista

W/Qoray: Dr Maxbuub