10 astaamood oo lagu fahmo uurku inuu gabar yahay.

Toban kan astaamood oo ayay dhaqaatiirtu sheegeen in haweeneyda uurka leh lagu garan karo ilmaha caloosheeda ku jira waxa uu yahay Wiil ama Gabar, inkastoo Alle SWT ay gooni u tahay hadana culumada caafimaadka ayaa isku daygan sameeyay.