Abwaan, Laxamiiste Cabdikarin Jiir oo Muqdisho ku geeriyooday.

Allah ha u naxariistee waxaa shalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abwaan, Laxamiiste Cabdikariin Faarax Qaarey (Cabdikariin Jiir) oo si weyn loogu yaqaanay sameynta laxanka heesaha Soomaaliyeed.

Allah ha u naxariistee Cabdikariim Jiir, heesaha uu laxanka u sameeyay inta badan heesaha Soomaalida loogu jecel yahay, waxaa ka mid ah heesta Laaleys ee ay qaado Hiba Maxamed, heesta Beledweyn, Guuleed ma joogaa iyo Haboon ee uu qaado Xasan Aden Samatar, nabi amaanka Ergadii furqaan ee kooxda Iftin, iyo kuwo kale oo badan.

Hadaba halkan ka dhagayso Waraysi ay idaacada Voa laanta Af-soomaaliga.