Weerar lagu qaaday Maqaayada Posh Treats ee magaalada Muqdisho

Goordhow ayaa waxaa weerar qarax ku bilaawday lagu qaaday maqaxi ku taalla degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir maqaaxidaas ayaa waxaa lagu magacaabaa Posh Treats oo ku taalla qeybo ka mid ah degamda Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaan ayaa ahaa mid loo adeegsaday Gari laga buuxiyay waxyaabha qarxa,waxana la soo sheegaya in intaas ka dib ay Maqaaxida Gudaha u ga;lan rag hubeysan oo weli ku dhex jira Gudaha Maqaaxida,waxana Goobta ku sii qul qulaya Gawaardai ambalaasta.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Sooamaliya ayaa goobta gaaray ku waas oo dadka u diidaya in ay Goobta galaan.

Wixii kus oo kordha  kala socda Goobsan.com