Website-ka Goobsan Media oo dib u howl bilaabay

Dhamaan aqristayaasheenii ku xirnaa website-ka Goobsan media Inc, waxaan ku wergelinaynaa inaan dib u bilownay shaqadeenii joogtada ahayd,  kadib markii aan ka soo gudubnay duruufo iyo  xaalado amaan oo  na soo foodsaaraay.

waxaan wixii hada ka danbeeya idiin soo gudbin doonaa, wararkii iyo barnaamijyadii aad nooga barateen si maalinle ah.

Jabril yahye Isse                                                                                                Goobsan Media