Wasiir Maareeye oo Shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa lagu sheegay in Shaqo joojin lagu sameeyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Cabdillahi Xiyir Ducaale.