Wasaaradda Amniga oo soo saartay Amaro oo Amaanka ku saabsan (Wareegto)

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow ayaa xusey go’aano ku saabsan amniga mas’uuliyiinta dowladda.