War Deg Deg ah: Dab ka kacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha

Warar ka aan ka helayno suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa lagu soo waraayaa in uu dab qabsaday Qeybta maacuunta lagu iibiyo agagaarka halka loo yaqaano Suuqa Qaliifa,

Bilaawgii sanadkaan ayey ahayd, markii uu sidan oo kale dab qabsaday, waliba xilli Habeen saq dhexe waxaana u baabi’iyey hanti fara badan oo tiilay Bakaaraha, kaa soo ganacsatadu ku sheegeen dabkii ugu xoogana abid ee kakaca suuqa Bakaaraha.

Wixii  Warar ah ee ku soo kordha Dib ayaan idin kala soo socod siin doonaa,