Ururka IGAD ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada federalka kaasoo ahaa inay ka qeybqaadato fududeynta wadahadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedka Galmudug iyo Ahlu Sunna.
Qoraalkan ayaa waxaa ku saxiixnaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisal wasaaraha dowlada Federalka Soomaaliya Maxamed Keynaan oo ku taariiqeysneyd 27/04/2017 ayaa loo direy urur goboleedka IGAD kaasoo loogaga codsanayay inay ka qeybqaadato fududeynta sidii dib u heshisiin loogu sameyn lahaa Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.
Halkan hoose ka aqriso Qoraalada dowlada iyo IGAD