Taliye ku xigeenka NISA oo Shaqo joojin lagu sameeyay

War Qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Agaasimaha Nabad Sugidda Qaranka ayaa shaqada looga joojiyay Taliye ku xigeenadda Hay’adda

Agaasimaha Hay’adda Nabad suggida ayaa Shaqadda ka joojiyey taliye ku xigeennada kala ah, S/guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo G/sare C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac)