Soomaaliya oo laga Mamnuucay ka Ganacsiga Waxyaabo aad loo isticmaalo Maalmaha Ciidaha

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa maanta Wareegto ka soo baxday , waxaa dalka looga Mamcuunay inay soo galaan Toys-ka Caruurtu ku ciyaarto ee ka samaysan Qoryaha, Baaskooladaha iyo waxyqabaha Qaraxyada.