Sheekh Shaakir oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federalka

Sh. Shaakir Cali Xasan  Madaxa Xukuumadda  dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa war saxaafadeed ka soo saaray go’aanka dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ka soo saartay khilaafka ka dhextaagan madaxda Maamulka Galmudug.