SAWIRRO: Maamulka Gobolka Banaadir oo burburiyay dhismayaal sharci daro lagu dhistay

Ka dib markii dhawaan Gudodoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow uu amray in la baneeyo Garoonkii Kooxda Jeenyo ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir waxa uu bur buriyey dhismaha Garoonkii Kubadda Cagta Jeenyo kaas oo la sheegay in si sharcidarro ah loo dhistay.

Waaxda Howlaha Guud ee gobolka Banaadir ayaa saaka cagta marisay

dhismayeyaal ku yaallay halkaasi ka dib markii la sheegay in Sharci daro lagu dhisay.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa goob joog ahaa xilligii Burburinta lagu waday garoonka Jeenyo.

Warbaahinta Goobsan kala Soco Wararkii U danbeeyay ee Dunida
SHARE