SAWIRRO: Faah-faahinta Qaraxii uu ku dhaawacmay Gudoomiyaha Gobolka SH/ Hoose

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax Maanta duleedka Magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu saarnaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, Gudoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha ayaan Xasan ayaa labaddaba waxaa soo gaaray dhaawac.

AskariĀ  ka tirsan ilaaladda Gudoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Lix kale oo ka tirsanaa Ilaaladda Guddoomiyaha.