Ra’salwasaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali ayaa maanta u magacabay wariye C/Qaadir Maxamed Cashir Nadaara La-taliyaha Ra’salwasaaraha ee arimaha warfaafinta iyo wacya-galinta.