Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa saakay Kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Mudan Kheyre ayaa booqday Xafiisyadda Wasaaradda Maaliyadda, waxaana uu sidoo kale la kulmay Qaar ka mid ah Shaqaalaha ka howlgalla Wasaaradda.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa horay u sheegay in kormeeri doonto Shaqadda ka socota Wasaaradaha dowladda,islamarkaana lala xisaabta midoono.