Ra’iisal wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga ee Kenya Mudane Khaalid Cabdalla Alsalmaan oo dalka soo gaarsiiyay deeq macaawino ah oo ka timid Xarunta  Gargaarka Boqor Salmaan.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa Dowladda Sacuudiga iyo Boqor Salmaan uga mahadceliyay taageeradooda joogtada ah ee Soomaaliya

.