Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xoogan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho Qaraxan oo ahaa mid jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo raray  oo ku qarxay  xarunta degmada Howlwadaag magaalada Muqdisho.

Illaa hadda lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa iyadoo warar hordhac ah ay sheegayaan inuu jiro qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

kala soco goor dhow faahfahinta qaraxa Goobsan.com