Qarax Labaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir.
Wararka laga helayo ayaa sheegaya in qaraxaas la fashiliyay Gacantana lagu hayo Darawalkii waday Gaariga Qarxay oo nuuciisu Noha ahaa.
Ciidamada Amaanka ayaa Qarxiyay Gaariga Nohada ahaa waxa ayna Kahor tageen Qarax labaad oo Qasaaro gaysan lahaa.
Qaraxan labaad ayaa waxa uu kusoo aadayaa Xili Saacad iyo Bar kahor uu ka dhacay Isgoyska Zoobe Qarax wayn kaasoo qasaare badan geystay ilaa iyo haddana lagu Howlanyahay sidii Xog buuxda Looga heli lahaa.
Waxii faah faahin ah kala soco Goobsan.com