Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho (SAWIRO)

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la dhigay Maqaayad ku taala meel u dhow daljirka daahsoon degmada boondheere ee magaalada Muqdisho.

In ka badan 8 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qaraxaasi.

Dhinacakale dad Goob-joogayaal ayaa sheegay in gaariga qarxay la dhigay goobta, islamarkaana ruuxii saarnaa uu isaga dagay waxyar ka hor qaraxa inta uusan dhicin.

 Wixii warar ah oo ku soo kordha dib ayaab Indiin kala soo socod siin doonaa