Qarax gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya Xaafadda Galmudug ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi  uu ka dhacay Qarax gaari.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka , gaari kaarib ah oo ay saarnaayeen Saddex ruux ayaa qarxay.

Wararka qaar waxa ay sheegayaan dadka gaariga saarnaa in ay ahaayeen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijinkaro nooca Qaraxa.

Waxii Faah faahin ah kala soco Goobsan.com