Qarax Culus iyo Rasaas oo laga maqlay magaalada Muqdisho

Qarax Culus oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Goordhow ka dhacay Muqdisho.

Qaraxaan ayaa uuradiisa waxaa laga arkayaa inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir,waxana loo maleynayaa in uu qaraxa ahaa mid ismiidaamin ah,iyada oo weli la maqlayo rasaas dhaceysa.

dad lasoo xariiray Warbahinta ayaa waxa ay tilmaamayan in qaraxa uu ka dhacay Xarun ku taalla meel u dhow Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho.

inkastoo aan si dhab ah loo ogayn halka Rasmiga ah ee uu qaraxa ka dhacay waxaa jira warar sheegaya in qaraxu ka dhacay agagaarka Xarunta NISA kala soco Goobsan.com