Qalabka Lagu maamulo Hawada oo la Geeyey Muqdisho

Dawladda  Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay tallaabo muhiim ah hore ugu qaadday sidii loo soo wareejin laha amaamulka hawada kadib markii manata dalka la keenay raadaar cusub oo qayb ka noqon doona mamaulka iyo gacan ku haynta hawada dalka.

Dawladdu waxay sheegtay inay billwoday dhismaha qalabkan  iyo sida uu sheegay wasiirka duulista iyo gaadiidka Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar.

Dhawaan ayay ahayd markii Dowlada federaalka ay gacanta ku dhigtay qalab loo adeegsdo hawada kadib markii ay diyaarad si qaldan uga soo dajisay Magaalada Muqdisho,

Hawada Soomaaliya ayaa waxaa laga maamulayay dalka Kenya tan iyo wixii ka danbeeayay markii ay burburtay dowladii Dhexee ee dalku lahaan jiray