Oslo: Qarax lagu arkay xaafada Soomaalidu dagto (SAWIRO)

Booliska magaalada Oslo ee Dalka Norway Xalay baaritaano ay ka sameeyeen Xaafada ugu badan Ajaaniibtu ay dagto ee Grønland ku soo qabtay Nin gacmaha ku sita walxaha qarxa,

Af-hayeen u hadlay booliksa Norway ayaa sheegay in lakala furfuray aaladii qaraxa ka samaysnayd  isla mar ahaantaana xabsiga loo taxaabay ninkii lagu soo qabtay. Lamana oga dhalasho ahaan halka uu ka soo jeedo,

Jimcihii la soo dhaafay ayay ahayd markii weerar Argagaxiso lagu qaaday Magaalada Stockholm ee dalka Sweden kaasoo ay ku dhiteen 5 qofood in ka badan 15 qofood na ay ku dhaawacmeen,