Waxaa la helay naqshada Saldhiga Malatari ee dowlada ingiriiska u dhiseyso maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.
Saldhigaan oo dhismihiisa la bilaabi doono dhawaan ayaa lasoo bandhigay sida uu noqon doono iyo qaabka loo dhisaayo.
Waxa dhawaan dhagax dhigay saldhigaan oo lagu taba bari doono ciidamada soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Denjiraha Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaliya Denjire Micheal Keating.