Madaxweyne Gaas oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa wasiirrada Puntland

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa magacaabay wasiirro, ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal.

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO WASIIRADA LA MAGACAABAY

Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta

Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta

Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda

Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare

Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda

Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka

Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada

Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka