Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay xilka qaadistii Hanti Dhowrkii Qaranka

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii Hanti dhawrka ee Golaha Wasiirada ku sameeyeen.

Sidoo kale Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa wuxuu si rasmi ah xilka kaga qaaday Hanti dhowrkii Guud ee Qaranka Dr. Nuur Faarax