Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo magaacabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Magaalada Beledweyne

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Maanta Magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Maxkamada Racfaanka Magaalada Baladdweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Cosoble waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Baladweyne iyo Xubno kale oo ka mid noqonaya Garsoorka Magaalada Baladweyne.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista