Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo si Ku meel Gaar ah u Magacaabay Caasimadda Galmudug

Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaqay Caasimadda ku meel gaarka ah ee dowlad goboleedka in ay noqoneyso Magaalada Cadaado.

sidoo kale waxa uu si ku meel gaar ah u magacaabay wasiir kuxigeenka wasaarada Qorsheynta iyo mashaariicda Goboleedka Dowlad Galmudug.