Kulan deg deg ah yeesheen golaha Wasiirada Maamulka Hirshabelle uuna shir gudoominayay Madaxweynaha maamulkaasi ayaa looga hadlay xiisada siyaasdeed ee u dhaxeysa dowlada Federaalka iyo maamulka Hirshabelle.
War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay inay ka fiirsanayaan xiriirka ay la leeyihiin dowladda Federaalka.
Tallaabooyinka is daba jooga ee ka soo baxaya Maamulka Hirshabeelle ayaa u muuqda kuwo seef la boodnimo ah, isla markaana maamulka uu qaadayo dhabihii maamulka Puntland oo looga bartay, marka wax yar oo tabasho ka keenaan dowladda Federaalka ay durbaba ku dhawaaqi jireen inay xiriirka u jareen.
Halkan hoose ka akhriso war saxaafadeedka:-