Maamulka Galmudug oo eedayn balaaran u jeediyay R/wasaare Khayre

War saxaafadeed  kasoo baxay  Madaxtooyadda maamulka Galmudug oo ku qoran afka Ingiriiska ayaa maamulka Galmudug waxa ay ku eedeeyeen Raisulwasaaraha Xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre in uu ka danbeeyo burburinta maamulka Galmudug.

Galmudug  ayaa sheegtay in Kheyre uu ka dambeeyay  qorshaha tiro  xildhibaano ah  oo ka tirsan Baarlamanka maamulkaas kuwaasi oo sheegay in xilkii ay ka qaadeen  Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ah  madaxweyne curdun ah oo xilka hayo wax ka yar 5 bilood.

Halka hoose ka aqriso Qoraalka