Waxay sheegen inay gacanta ku dhigeen hub iyo rasaas oo ay sidoo kalena burburiyeen saldhigoodii ku yaalay degaanka .
Kumanaan ka tirsan ciidamada Kenya ayaa qayb ka ah howlgalka Amisom ee Soomaliya.
Badankooduna waxay ku suganyihiin koonfurta Soomaliya oo xuduud baaxad weyn la leh dalka Kenya.
Kooxda Alshabaab ayaa si joogta ah weeraro ku qaada gudaha xadka Kenya, waxayna weeraro lagu hoobtay ku qaadeen xeryaha ciidamada Kenya ku leeyihiin Soomaaliya.
Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Kooxda Al-shabaab marka laga soo tago sheegashada ciidamada Kenya,
©Goobsan Media