Waxaa goordhaw xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyaha Baarlamaankooda Cali Gacal Casir kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Dhuusa Mareeb.
147- ayaa la sheegayaa in ay xaadirtay kulanka iyadoo 146 kamid ah ay codeeyeen xilka qaadista gudoomiyaha
Cali Gacali Casir ayaa ku sugan Muqdisho waxaa uuna saaka u ambabaxay Magaalada cadaado.
Waxay ahayd maalin kahor markii 89-xildhibaan oo Galmudug ah ay mooshinka ka gudbiyeen.