Gudoomiye Jawaari oo la filayo inuu Shir Jaraa’id ku qabto magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa la filayaa inuu goordhow Shir Jaraa’id ku qabto magaalada Muqdisho Shirkaas ayuuna ku faah-faahin doonaa Arrimo dhowr ah oo ay ugu horeyso Kulan xalay goordambe uu la yeeshay Madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale hakinta Kulanka Golaha Shacabka oo la filayay inuu maanta Qabsoomo balse Madaxweyne Farmaajo uu hakiyay.

la soco Shirka Jaraa’id ee gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Jawaari