Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobalka Banaadir.
Digreeto Ka Soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiye Kuxigeenada Gobolka Banaadir iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir Waxaana loo kala Magacaabay Masuuliyiintan:
Halkan ka Akhriso Magacyada Gudoomiye kuxigeenada iyo Xoghayaha Guud ee gobolka Banaadir
1-Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda :Marwo Muluuka Dheere Sh.A.qaadir.
2- Gudoomiye ku Xigeenka Siyaasada iyo Amniga : Mudane Saalax Sh.Maxmaed
3-Gudoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshadda Mudane C.laahi Xaaji Erig.
4-Gudoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud : Aadan Sheekh Cali
5- Xoghayaha Guud ee Maamulka G/Banaadir waxaa loo magacaabay: Subeyda Maxamed Mukhtaar.