Golaha Wasiirada Maamulka Galmudug oo la magacaabay

Madaxweynaha  dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow Magacabay Golaha Wasiirada Cusub oo mudo laga sugayay

Xubnaha uu Magacaabay ayaa ka kooban 22 Wasiir 22 Wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowlayaal,kuwaas oo u badan Wasiiradii hore.

Magacaabista kadib Madaxweyne Xaaf ayaa Xildhibaanada ka codsaday in ay ansixiyaan Golaha Wasiirada.

Kala soco Liiska Wasiirada ee la magacaabay Goobsan.com