Garoowe: Heshiis Horudhac ah Oo ay gareen Dowladda Federaalka Ah iyo Maamul Gobolledyada.

Garoowe: Qodobbo Si Horudhac Ah Isku Af-garteen Dowladda Federaalka Ah iyo Kuwa Xubnaha Ka Ah

Wararka ay Goobsan Media ka heleyso shirka madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedyada ugu socda Garoowe ayaa sheegaya in la isla soo qaadey, isla markaana is afgarad laga gaarey qodobo muhiim ah.

Qodobadaas waxaa ku jira:Sameynta golaha iskaashiga dowladda federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah

In dib loogu noqdo xeerarka doorashooyinka iyo Petroolka ee baarlamanka horyaala

La dagaalanka argagixisada

Arinta Galmudug( halsano in maamulka xaaf loogu daro, Baarlamankana Cadaado la soo celiyo, si taasu loo dhmaeeyo waxaa kulan gaar ah wada leh Madaxweyne Farmaajo iyo Xaaf-ka Galmudug.

Wadaxaajoodka Soomalilnad in la bilaabo.

Wadashaqeynta Wasaaradaha