Dowlada FDS iyo Madaxda Kale ee Galmudug Dhuusamareeb kaga Sugan Ayaa Wadajir ugu Dhawaaqey in La Joogo waqtigii doorashada Galmudug ayna Dhamaatey Mudadii xilheynta Madaxda Galmudug.
Madaxweyne Xaaf ayaa si kalsooni leh ugu dhawaaqay inuu Dowladda Federalka kala hadlay Doorashada Galmudug uuna ku cadeeyay wax walba oo ku saabsana Heshiiski Galmudug ay la gashay Ahlusuna uu burburay.