Faadumo Dayib oo loo magacaabay Xil Sare (Sawiro)

Faaduma Dayib ayaa waxaa maanta  loo magacaabay madaxa hay’adda Haweenka Q/Midoobay ee Soomaaliya iyadoo Wakiil u noqon doonta Qaramada Midoobay

Magacaabistaas kadib ayaa waxa ay Kulan Maanta Muqdisho kula qaadatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) waxa ayna sheegtay inay sharaf u ahayd inay qorshaha hay’adda  UN,Women xilka qabato waxana ku wareejiyay Warqada Magacaabista  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Faaduma Dayib ayaa ah gabar ku fir fircoon howlaha wax qabadka Bulsho waxa ayna horay u shaacisay in hamigeedu yahay in Madaxweyne ka noqoto Soomaaliya.

SAWIRO