Dowladda Soomaaliya oo ku taageertay Baarlamaanka Hirshabeelle in hal Qabiil u tartamo jagada Madaxweynaha ee Hirshabeelle

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka taagnaa Maamulka Hirshabelle.

Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa sheegtay inay haboon tahay qabashada Doorasho Madaxweyne, islamarkaana ay ku raacayaan Xildhibaanada Hirshabelle Beesha Xawaadle inay u tartamaan Xilkaasi.

Halkan ka akhriso waraaqda kasoo baxday dowladda