Dilkii Sarkaal Cali Jabal oo ahaa mid qorsheysan iyo Madaxweyne Farmaajo oo amarka lagu dilay bixiyay

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,aya amray weerar qorsheysan oo ay fuliyeen saaxibada Caalamka kaas oo lagu dilay Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

War-Saxaafadeed ay siwadjir ah usoo saareen dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay fuliyeen Ciidamada loo yaqaano Shaashweyne.

Sidoo kale howlgalkaan ayaa lagu sheegay in lagu dilay Sarkaal qeyb ka ahaa dadka qaraxyada iyo dilalka ka geesta Magaalada Muqdisho.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka