Maxamed Mursal sheikh Abdirahman ayaa noqday Gudomiyaha sharciga ah ee golaha shacabka Somalia waxaanu ku guulaystay tiro cod oo dhan 147 cod oo ka mida 265 xilshibaan oo codeeyay Halka ibrahim isxaaq yarow u helay 118 cod.
Maxamed Mursal ayaa horay u ahaa Wasiirkii Gaashaandhiga Dowladda Federalka Soomaaliya asagoo bilooyin yar Hayay xilkaas.