Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabelle waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre,iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar ku soo dhaweeyay Madaxweynaha maamulka hir-Shabeelle,Madaxweyne ku xigeenka,Guddoomiyaha Baarlamaanka, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Magalada Jowhar.
Soo dhaweyn kadib Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre waxa ay xariga ka jareen mashaariic horumarineed oo laga fulinayo Magalada Jowhar.