Daacish-ta Soomaaliya oo shaacisay Muuqaalka Ninkii isku qarxiyay magaalada Boosaaso (Sawiro)

Ururka Daacish oo sheegtay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa shaacisay Muuqaalka ninkka asagu isku miidaamiyay Dadka Shacabka ahaa ee Magaalada Boosaaso kaasoo u muuqda nin dhalinyaro ah laguna magacaabo Abuu-Qudaama waa sida ay magaca ku sheegheen Balse waa magac ay u yaqaanaan kaliya Ururka Daacish Ninkaan ayay ku sheegeen inuu kasoo jeedo Beesha Mareexaan.

Xogtan ayaa waxaa soo bandhigay warbaahinta taageerta uruka Daacish  taasoo aynu kasoo xiganay.

DAAWO SAWIRADA