Ciidamada liyuu Booliis ee Soomaalida dowla deeganka itoobiya ayaa xiray Wadada u dhxeysa Magaalooyinka Galdogob iyo Gaalkacyo halkaas oo ay siticmalaan Shacabka iyo Ganacsatada deegaanada Mamulka Puntland.
Macada in ay wadadaas u xireen,balse gudoomiyaha deegaanka Saaxo ee Gobolka Mudug Jabarti Shiikh Yuusuf ayaa Warbaahinta u sheegay in sidoo kale ay xir xireen odayaal dhowr ah oo ka mid ah dadka deegaank Saaxo.
Waxa uu sheegay in ay horay u diideen in ay la kulmaan Masuuliyiin soo booqday deeganka Saaxo,iyagoo sheegay in aan lagu soo wargelin imaanshahooda.
Ciidamada itoobiya ayaa weli u xiran Wadaas iyaga oo diiday in dadka iyo Gaadiidka ay isticmalaan sida ay sheegayaan ilo ka madx-banaan Maamulka deegaank Saaxo.