Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya Mohamed Abukar Islow Duale 7-dii bishaan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyay Afhayeenkii Wasaaradda islamarkaana la magacaabay Abdiaziiz Cali Ibraahim oo ah nin siyaasi ah.
Afhayeenkii Wasaarada Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab oo Shirjaraid Magaaladda kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land Ku qabtay ayaa sheegay in uu iska Casilay xilkii Afhayeenka wasaarada amniga.