Aqriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Galmudug oo dhameystiran

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 52 xubnood kuwaasi oo isugu jira 22 Wasiir 22 wasiir ku xigeeno iyo 8 Wasiiru dowle.

Wasiiran ayaa intood badan ah Golihii wasiirada xukuumadii hore ee xilka sii heysay ee uu soo dhisay C/kariin Xuseen Guuleed.
HOOS KA AKHRISO LIISKA WASIIRADA CUSUB EE GALMUDUG OO DHAMEYSTIRAN