Fagaare weyn oo kuyaal degmada Saakoow ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay gelinkii dambe xukun dil ah lagula fuliyay Ibraahim Macallin Cabdullaahi oo Maxkamad ay Xukumaan Alshabaab ay ku eedeyse inuu ahaa Saaxir Gabadhiisa kufsaday.
Sidoo kale waxa ay sheegeen in lagu helay dambigaas asaguna uu qirtay inuu ku shaqaysan jiray Sixirka sidoo kale ee deynta loo soo jeediyay waxa kamid ahaa inuu gabadhiisa asagu dhalay uu dhowr jeer kufsaday
Alshabab dadka ay xukumaan ma helaan fursado ay ku qabsadaan Qareeno u dooda inta badana xukunkooda ayaa u dhaca hadba sida ay doonaan ayadoo dhowr jeer oo hore sidaan oo kale ay u toogteen Rag iyo Dumar lagu eedeeyay waxyaabo kala duwan.