Shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii degaanka Tukaraq ee gobolka Sool.